Norway

JAMHUURIYADDA   SOOMAALILAAN D

URURKA  DIMUQRAADIGA  UMMADDA  BAHAWDAY

14 maj 2003

[Start] [Uppåt]   
Madaxweyne
kuxigeenka JSL
G. kuxigeenka UDUB
Md. Axmed Yuusuf Yaasiin
hambalyo
OGEYSIIS
Norway
xAFLAD LOOGU DABBAALDIGAYO
XUSKU 18 MAY
NATIIJADA
DOORASHADA
Madaxtooyada
G/Deegaanka
   IDAACADAHA
Radio Hargeysa
BBC Somali
Galab
BBC Somali Habeen
Radio Somaliland
Radio Hanqadh
RA'YIGA
DADWEYNAHA
Somaliland: On Recognition And Statehood
Inflammatory language of the opposition parties in the political campaign.
Silaanyo: A Politician In Another Phase: A Lost Statesman or A Catch-up Politician
Somaliland will Elect UDUB!
UDUB builds the trust between each other of the Somaliland people up on the  peace.
 Kulmiye party shows no national responsibilities and political decency
 Why we should elect Dahir Rayale
 Somaliland: The little country that could
  An  Overview of the Educational System in Somaliand
 Somaliland way buuxisay shuruudihii qaran lahaa
 Post Egal Somaliland opportunities and constrainsts
 Surviving without the  UN
GUDIDA JAALIYADA SOMALILAND EE NORWAY waxay dhamaan dadka reer Somaliland ee degan dalka Norway ogeysiinayaa in la qaban doono xaflado aad u
balaadhan oo si weyn loo soo agaasimay taariikhdu markay tahay bisha May 17
iyo 18. Labada xafladadood oo runtii isku mid ah ayaa waxaa la bilaabaya
maalinta sabtida ee 17. May Xafladdan oo loogu talagalay sanad Guuraddi 12
ee ka soo wareegtay markii ay somalilaand la soo noqotay xornimaddeeda ,
waxaa lagu qaban doonaa rugta Jaaliyada Somaliland ee Norway.
 
BARNAAMIJKA
SABTI 17.05.2003
15:00 pm Waxaa isla ciyaaraya laba kooxood oo ka tirsan kooxaha kubada cagta
ee dhalinyarada..Waxaa lagu ciyaarayaa garoonka Bjorndal.
20:00pm Waxaa la bilaabayaa Xafladii dhalinyarada ee lagu sugayey inta ay ka
gaadhayso 24:00 Markaas oo Xaflada dabaaldaga si fiican loo bilaabi doono
iyada oo ay ka soo qayb galayaan dhamaan hobolada dalkan Norway.
HOBOLADA HEESAYA
• CABDIRASHIID CALI XAMARI
• MAXAMED AADAN
• CABDI JAAMAC
• CABDRISAAQ SALEEBAAN GAAS
• CABDINAJIIB
• DJ MU OO INOO QAABILSAN R&B/HIP-HOP
 
Xafladanina waa mid lagu waa bariisanayo oo lagu salaamayo maalinta WEYN ee
18 may. AXAD 18.05.2003
15:00pm Waxaa bilaabmaysa dabaaldeg iyo kulan weyn oo lagu xusayo maalinta
SOMALILAND. Waxaana kulankan loogu tala galay dadka oo dhan yar iyo weyn.
Waxaana marti u ah oo la soo casuumi doonaa ururo kala duwan oo dalkan ka
dhisan iyo shakhsiyaan muhiim ah. Waxa kale oo isaguna iman doona Xafladan
• ABWAAN XASSAN SHEEKH MUUMIN
• WAKIILKA SOMALILAND EE NORWAY
• WAKIILADA XISBIYADA SIYAASADA EE SOMALILAND
• IYO MARTI SHARAF KALE OO BADAN
 
 
RUGTA: HAUSMANNS GT 31 OSLO
La soo xidhiidh gudida Jaaliyadda
Maxamed Axmed (Kuriya) +47 45 27 02 49
C/qaadir Axmed +47 93 81 30 80
Xamse Maxamed +47 98 49 49 15
Homepage: www.swo.no
E-mail: postmaster@swo.no

XAFLAD LAGU SOO DHAWEYNAYO WASIIRKA BULSHADA IYO ARRIMAHA QOYSKA

 

WAXAA LA OGAYSIISNAYAA DHAMAAN DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE DEGAN DALKAN NORWAY IN LA QABAN DOONO XAFLAD LAGU SOO DHAWAYNAYO WASIIRKA BULSHADA IYO ARIMAHA QOYSKA EE JAMHUURIYADA SOMALILAND ADNA ADAM ISMAIL.

TAARIIKHDA: 03.03.03       WAKHTIGA: 16:30

GOOBTA: HAUSMANNS GT 7 OSLO (Norges Rødekors)

Somalisk Velferdsforening

 

 
 
 
 
Ku:- Cismaan Xuseen Aboker
       Isuduwaha Yurub UDUB

Gacaliye,

Waxaan aad ugu faraxsanahay sida hawlkarnimadu ku dheehan tahay ee aad u wadaan hawsha xisbiga UDUB.

Sidaa darteed, waxaan idiinku waragelinayaa inaanu ansixinay sida wanaagsan ee aad u habayseen guddida UDUB ee Norway.

Waxaan idiin rajeynayaa guul.

Allaa Mahad Leh,

Md. Maxamed Ismaaciil Bullaale
       Xoghayaha Guud UDUB

Shir muhiim ah oo u yeeshay xisbiga UDUB- Norway 10.02.2003

Xubnaha xisbiga Udub ee Norway ayaa bisha feebarwari 9 keedii sanaka 2003 ku yeeshey shir muhiim ah magalada oslo.

Waxa lagu lafa guray arimo aad muhiim ugu ah xisbiga Udub iyo guud ahaan Somaliland.

Goaanadii ka soo baxay shirka´:

  1. Qiimeyntii lagu sameeyey wax -qabadka xisbiga udub-norway waxa la isla afgartay in ay laanto kaaalin firfircoon kaga jirto hore- u- marinta siyaasada xisbiga Udub, halkaasna laga sii wado.
  2. Inla isticmaalo qalabka casriga ee internett-ka si kor loogu qaado wada -shaqeynta iyo iska-warheynta bahweynta udub meel kasta oo ay joogto.
  3. In la dhiiri galyo isticmaalka hufan oo tixgelineysa taariikhda ,dhaqanka iyo diinta shacbiga somaliland, si siyaasad udub u nooqoto mid waaqici ah oo ku saleysan waxa dhulkeena yaal.
  4. In aynu indha ay ku haynu tabaha , dhaqanka iyo dhaqaaqa mucaaridka iyada oo aan marwelba raaceyno distoorka dalka( somaliland).
  5. In kor loo qaado aqoonta shacbiga ee ku waajan siyaasada ( political education) , si ay u kala gartaan shacigu siyaasada xun ( poor politics ) iyo siyaasada wanaagsan.
  6. Siyaasada udub waa in ku wajahnaato marwelba xal-u-heelida dhibaatooyin Somaliland gudo iyo dibedba.

Waxa dib loo habeyey gudida UDUB eeNorway, wana tan:

> Maxamed Muxamuud Adan ( lenin) ----------Gudoomiye.

> Cabdilaahi Suleimaan—bidde ----------------G/ ku-xigeen

> Ismaaciil cali Axmed--------------------------Xoghaye

> Yusuf warsame Saciid------------------------Xidhiidhka dibada

> Bashe Moxamed Muuse ----------------------Xihdiidhiye ( coordinator )

> Sh. Muxamuud Cabdilaahi Isse ---------------Khasnaji

> Adan Moxamed Cumar ( looshane ) ----------X/Dhaqanka

> Cabdiraxmaan Muxamud-dhagoole -----------Hantidhowr/ audit

> Rashiid Cumar Ku-joog ------------------------Xog/ Xhiidhka Gudaha

> Cali Cusmaan Cige ----------------------------Xubin

> Cabdikaadir Mahdi Xaashi----------------------Xubin

> Ibraahim Diiriye – afxakame -------------------Xubin

> Cabdikariim Waaberi Bile -----------------------Xubin

Xubinaha waa laa kordhin kara hadii ay baahi timado.

Wada shaqeyn wacan.

Wa- bilaahi towfiiq.

G/ udub-Norway
Maxamed Muxamuud Adan ( lenin)

Nagala soo xidhiidh: adminyurub@xisbiga-udub.com                       Xarunta xisbiga UDUB: udub@bgtinet.com

Copyright© Xisbiga UDUB, 2002

Start ] Uppåt ] Xeerarka ] War iyo Wacaal ] Isdiiwaangelin ] Ra'yiga Dadweynaha ] Doorashooyinka ] Maamulka ] Archives ] Suugaanta ] Hambalyo ]