U    D    U    B

URURKA  DIMUQRAADIGA  UMMADDA  BAHAWDAY

JAMHUURIYADDA  SOOMAALILAAND

19 jun 2007

[Start] [Xeerarka] [War iyo Wacaal] [Aagagga] [Isdiiwaangelin] [Ra'yiga Dadweynaha] [Doorashooyinka] [Maamulka] [Archives] [Suugaanta] [HAMBALYO]

   IDAACADAHA
Radio Hargeysa
Somali Radio Copenhagen
BBC Somali
Galab
BBC Somali Habeen
Radio Somaliland
Radio Hanqadh
RA'YIGA
DADWEYNAHA
Balkanization & the ghost of Greater Somalia,
Dadweynaha reer SL caad kama saarna in mucaaraddada Kulmiye tahay qaran dumis aan gabbood lahayn

the suffering of Somaliland is part of the scar on the conscience of the world that the Prime Minister of britain pointed out

The conditions for a free and fair election

Is Silanyo Mistaken or Is He Under-mining the Government?

Somaliland: On Recognition And Statehood
Inflammatory language of the opposition parties in the political campaign.
Silaanyo: A Politician In Another Phase: A Lost Statesman or A Catch-up Politician
Somaliland will Elect UDUB!
UDUB builds the trust between each other of the Somaliland people up on the  peace.
 Kulmiye party shows no national responsibilities and political decency
 Why we should elect Dahir Rayale
 Somaliland: The little country that could
  An  Overview of the Educational System in Somaliand
 Somaliland way buuxisay shuruudihii qaran lahaa
 Post Egal Somaliland opportunities and constrainsts
 Surviving without the  UN

 

 

 WAR IYO WACAAL

Wareysi ay Hormoodnews.com la yeelatay Madaxweynaha Somaliland Mudane Dahir Rayaale Kaahin intii uu ku sugnaa dalka Norway ayaa wuxuu ka hadlayaa arimo dhawr ah
18 June 2007
S.M/weyne ugu horeyn waxaad nooga warantaa socdaalkan aad ku joogtaan dalka Norway muxuu ku saabsanaa, maxaase idiinka suurtoobay ujeedooyinkii aad u timaadeen?
J.Horta kulankayagani wuxuu daba socdaa uun kii hore, markaa waxaa jiray ballan qaadyo hore oo ay noo fuliyeen iyo weliba qoladan NORAD oo aanu ka codsanay inay si toos ah nooga caawiyaan  xaga dhaqaalaha iyo weliba diplomat-ka, iyaga oo ka mid  ah contact group-ka ayaanu fariintayadana gaadhsiinay,Markaa waxaan aaminsanahay anigu  imaatinkayagan inuu ahaa mid aad u guuleystay.
WARKII OO DHAN
 
 
Xisbiga Kulmiye iyo siyaasadihiisa oo Bulunbulkii u danbeeyey fooda ku haya
18 Jun 2007
Bulunbulku waa geed yar oo aan waxba qarin karin noqona karin wax laga dhigto ateero lagu dhuunto. Haddaba sida laga warqabo waxa muddooyinkan danbe xisbiga Kulmiye ku hawlanaa olole ku qaabeysan reernimo oo uu shcbiga reer Somailand kaga raadinayo taageero siyaasadeed. Qaabsiyaasadeedka noocan ah ee xisbiga kulmiye u tafaxaytay waxay ka socdeen magaalada Burco, isaga oo xisbigu dadka ugu yeedhayey qaab ah in xisbi iyo reer la isku warfadhiisto loona gorgortamo si heshiis iyo maskab kala iibsi uga soo baxdo.